Latest Article

6/recent/ticker-posts

RISK MANAGEMENT AND RRR

 BREAK AND RETEST STRATEGY 

RISK MANAGEMENT  AND RISK REWARD RATIO

 waxaa aan horey u soo sharaxney waxa uu yahey risk reward ratio 

 oo aan ku soo sharaxney in uu yahey waxa ugu muhiimsan ee larabo  in aad si saxan u fahantid si aad ula  dhiil gareysid  suuqa


  waxaa aan u gudbeyna qeeybta  labaad oo ah  tan ugu muhiimsan

 1: RISK MANAGEMENT



= risk managent wax kale ma ahan waa in qofku uuu iska xakameeya qatarta qasaaraha soo gaari kara

              NOTE

si aan faaido u sameyno waxaa qasab ah in aan risk qadano anago ka qiyaas qadaneyna in faadiada aan u soconaayi ey u dhiganto ugu yaran sadex jibarka qasaaraha aan qadaneyno


   hadaba halka ugu badan ee dadka kala reebta waa sida ey u maareeyanm qatarta  maalinlaha ah 

 hadii trader aad tahey oo aad aad u fahansantahey habka  mareynta qataraha 

sooo wajahaaya lacagtaaada waxaad aad u awoodi doonta in aad faaido  ka soo hooyisid suuqa waliba adigo inta ugu badan qasaaro la kulmaayey hadana faaido ayad la baxeysa


    TUSAALE 

waxa aan tusaalayal ku sharxi doona dhowr hab anago u adeegsan doono sifooyin isku mid ah

CALI  =            waa trader heysta 10k account ey ku jirto

KHADIIJO  =   waa trader heysata 10k account ey ku jirto


labadan trader ayan siin doona mid walba account 10k ah waxa eyna qaadan doonan trader yo isku mid ah 

lkn waxa ey ku kala duwaanaan doonan dhanka risk management ga

 A: CALI  waa trader heysta 10k account ey ku jirto

CALI waxa uu risk gareeya 10%  

10% RISK

 MAXA DHACAYA HADII HADII UU SIDEED JEER OO ISKU XIGTA QASAARO

EQUITY                              RISK    10%                

                                                                                     

10,000.00                        1,000.00             LOSS ONE

9,000.00                          900                     LOSS TWO

8,100.00                         810                      LOSS THRE

7,290.00                         729                      LOSS FOUR

6,561.00                         656                      LOSS FIVE

5,904.90                         590.49                 LOSS SIX

5,314.41                         531.44                 LOSS SEVEN

4,782.97                         878.3                   LOSS EIGHT

EQUAITY DRAWDOWN OF 5,217.03

PRECENTAGE DFRAWDON 52.17%

 CALI waxa uu aha mid heysta account ey ku jirto 10k  waxa uu qaatey sideed trade 

 waxa uu halkii mar risk gareynaayey 10%  tobbon boqolkiiba oo account kiisa ka mid ah 

 cali markii uu qaatey 8 trader oo isku xigta oo uu hadana wada qasaarey waxaad arkeysa in wadarta qasaaraha guud ee uu galey ey tahey kala bar  inta ku jirtey account kiisa oo dhan   50%   sidaasna waxa uu ku waayey  kalabar hantidiisi

TUSAALAHA LABAAD 

B: KHADIIJO  waa trader heysata 10k account ey ku jirto

KHADIIJO waxa ey risk gareeysey  5%  


5% RISK

 MAXA DHACAYA HADII  EY  SIDEED JEER OO ISKU XIGTA QASAARO

EQUITY                              RISK  5%                

                                                                                     

10,000.00                        500.00              LOSS ONE

9,500.00                          475                   LOSS TWO

9,025.00                         471.25               LOSS THRE

8,573.00                         428                    LOSS FOUR

8,145.00                         407                    LOSS FIVE

7,737.90                         386                    LOSS SIX

7,350.41                         367                    LOSS SEVEN

6,983.97                         349                          LOSS EIGHT

EQUAITY DRAWDOWN OF 3,017.03

PRECENTAGE DFRAWDON 30.17%

 KHadiijo waxa ey  aheyd  mid heysata account ey ku jirto 10k  waxa ey  qaadatey  sideed trade 

 waxa ey halkii mar risk gareyney 10%  tobbon boqolkiiba oo account keeda  ka mid ah 

 khadiijo  markii ey  qaadatey 8 trader oo isku xigta oo ey hadana wada qasaartey waxaad arkeysa in wadarta qasaaraha guud ee ey gashey ey tahey  30% sodon boqolkiiba   oo ah qeeyb weyn oo kamid ah account keeda 

 hadii aan la qiimeyno kii kan  ka horeeyey ee aha  cali oo asagu qasarey 50% waxa qasaaro ahaan ka hooseeya khadiijo oo qasaartey in ka yar intaas oo ah 30%  sida   ayada account keeda ka muuqata 

 hadaba halkaas waxa nooga cadaatey mar walba oo aad qasaarahaga yareysid in account kaaguna uu sii badbaadayo

 labadan 

 khadiijo iyo cali waxa ey heesteen labo account oo isku mid ah waxa eyna qaateen   tiro isku mid ah waxa kala duweyn waa  waxa ey risk gareynaayen 

 waxaan filaaya in ad si wacan iila fajhanteen  muhiimada uu leeyahey risk management oo ey qasab tahey in qof kastaba ku dadalaalo sidii uu  ugu fiicnan laha 


  MAHADSNID


Post a Comment

0 Comments