BREAK AND RETEST STATEGY
RISK MANAGEM,NT AND RISK REWAR RATIO (RRR)
manta waxaan isla qaadan doona laba sheey ee ugu muhiimsan suuqa oo dhan
NOTE
hadii aad labadanm fahantid qaabka ey u shaqeeyan iyo qaabka la iskugu xiro iyo waxyaaba yaryar ee soo hoos gala waxaad fahmi doonta qaabkii aad lacag u sameyn lahey
NOTE
hadii aadan fahansaneyn waxa ey yihiin qodabadan soo socda fadlan dib ugu labo bilowga barshada suuqa forex
1: RISK REWARD RATIO( RRR
waa in aad ogtahey waxa u dhaxeeya qasaarahaaga iyo faaidada
TUSAALE AHAN
hadii aan dhahno $10 dollar oo risk ah ayan qaadaneyn oo aan dhahno $30 dollar oo faaido ah ayan rabna
markaas macnaheedu waxey ka dhigantahey ,. waxaan qaadaney risk reward ratio oo ah tirada u dhaxeysa $10 to $30
RRR ama risk reward ratio ayan ku sharxey dhoowr mar ayado aad u fahfahsan barta academy ee
TIK TOK
hadii eynu waxyar ka taatabano ama ka sii sharaxno
risk riwad ration waa waxa saxda ah ee suuqan lacagta looga sameeyo
TUSAALE AHAN
hadii aan is fahansiino planks ka sida ey lacagta u sameeyn
BANKS wa dadka ugu badan ee suuqan ku qasaraa
BANKS waa dadka ugu badan ee suuqan si maalinle ah faaido joogto ah ufga sameeyo
hadii aan isku deyno in aan is waafajino labadan arey ee naga sareeya
aya jawaabtu waxa ey noqoneysa
banks waxa ey qasaaran dhoowr mar oo is xig xiga sida sadex ama labo ama ila shanba
ayagoo qasaaraya qasaaro yar sida 1% 2% 3% kadib ey hal mar faaidaan faido badan sameeyan 3% 4% 5% 10% ila 15% halkaas mar ey faaidada weyn sameeyan aya noqoneysa mid ka soo saarta dhamaan qasaarayaashi tirada badneyd ee ey galeen oo soo gaarsiisa meel saro oo faido ah
waana habka saxda ah ee suuqan looga faaideysto
A: EREY BIXINTA RISK REWAR RATIO (RRR)
1:3 RRR
1: 4 RRR
1: 5RRR
1: 6RRR
1: 7RRR
1: 10RRR
sidaan aya inta lagu magacba
hadii aan soo qaadabo
1: 3 RRR
macno ahan waxey u taagantahey in ey ka dhigantahey
in $10 to $30 oo ah in hadii aan u risk galino $10 ama wax u dhigmana 1$ aan u socono $30 oo ah sadex jibarka toban
hadii aan faaidno wxaan heleyna $30 hadii aan qasaarno waxaan qasaareyna $10
taas aya noo saamaxeysa in aan lacag sameyno
TUSAALE
hadii aan 10 trade qaadano
anago isticmaaleyno 1: 3 RRR
oo aan qasaarno 7 jeer oo tobankaas ka mid ah
faaidna 3 jeer kaliya
maxa dhacaaya aan isla aragno
10 TRADE
=RRR 1: 3 ( $10 --- $30)
STOP LOSS 7 TARDE
TAKE PROFIT 3 TRADE
SL 7X10 = $70
TP 3X 30= $90
90-70= $20
Waxaad arkeysa
markii aan qaadaney todobadii qasaare ee aha mid walba $10 in wadarta aan qasaarney ey noqotey $70
markii aan qaadaney sadexda oo faaido ah ee mid walba aha $30 in wadarta aan faaidney ey tahey $90
hadii aan kala jarno faaidada iyo qasaraha 90 - 70=$20 waxaad arkeysa in faaidada soo baxdey ey tahey $20 profit ah
hadaba habka uu u shaqeeyo wax loo yaqaano risk rewar ratio aya ah sidaan
hadaba qeybta labaad oo ah RISK MANAGENT AYAN KU FAAHFAAHIN DOONA
QEEYBTA XIGTA
MAHYADSANID
0 Comments