MAXAMAD XASSAN DAAUD
Soo dhawaada saaxibayaal
sidaad wada ogtihiinba waxaa noo socdey taxanaheeni aha in aan si free ah oo bila qarash ah aan wax isku barno
waxaan soo marney dhoowr marxaladood oo kala duwan .
intii mudada aheyd ee aan taxliilineyney hayaankeena iyo safarkeena aan darseeyney,
waxaa noo soo baxdey in nidaam ka aan wax ku wadno uu yahey mid faaido badan laga soo hoyooyiyey
waxaan si gaar ah u xusii karna in aan article kii kan ka horeeyey aan ku qaada dhigney in ey muhiim tahey in qofku yaqaana meelaha uu wax ka baraanayo waxyaaba uu ku doorankaro
tusaale sida burqad forex AC oo kale
madasheeni qeybtiisi ugu dambeeysey waxaan ku madalsaneyn in aan soo shaacino qaar ka mid ah ardeyda iyo natiijooyinkoodi
waxaana miiska noo saarna oo aan qalinka la heysaney mid ka mid ah xulafada gaar ah ee @COACH XAMZA
MANTA IYO MOWDUUCA
= MAXAMAD XASSAN DAUUD
sidii aan horey iskula qada dhigneyba maxamad xassan daaud waxa uu ka mid yahey bahweynta ku sugan suuqan qaasatan BURQAD PRIVET MENTORSHIP
oo ah hooy ey ku midoobeen in ka badan 4500 qoof kuwaas oo si maalinle ah ugu taxan una jooga halkaas si ey uga calfadaan cilimi ey ku qaabeeyan safarkooda iyo hayaankoodaba nolaleed
si ey u garan isku filnaasho
DHAQAALE
AQOONED
WAQTI IYO WAX KASTA OO LA XARIIRA XAGAAS IYO XORIYADA DHAQAALE AMA TAN SHAQO
MAXAMAD XASSAN DAAUD waxa uu si qaas ah u goaansadey in uu ku biiro
BURQAD FOREX AC
oo uu halkaas ka soo gaarey warbixin ah in ey tahey madal ey joogan dad waxii adkaa fududeeyey oo siyar oo dhib laheeyn ugu guda jira suuqa
intaas kadib waxaa uu bilaabey in uu ku soo biro BURQAD FOREX AC
waxaana toos ugu bilowdey gacan fariisintii
QAAR KA MID AH WAXYAABIHII LA BAREY
TEACHNICAL ANALYSIS
FUNDAMANTEL ANALYSIS
RISK MANAGAMENT
RISK REWARD RATIO
TRADING PLAN
SPYSICHOLOGY
WAXAA UU BARANAAYEY WAXEEY AHAAYEN
ALGORITHEM ICT STRATEGY waxaana si buuxda loo fahansiiyey sida ey u trade gareeyan dadka suuqan maamula iyo xaga ey u wada
ugu dambeeyn waxaa si buuxda loogu fariisiiyey eng maxamad xassan daaud (ICT STRATEGY QAASATAN MODEL 13D)
Kadib markii aan hubiney in ey u fadhiso strategy ict oo uu suuqa ku gali karo waxa uu soo gaarey marxaladii qaangaarnimada
QAANGARNIMADA SUUQA WAA MAXEY?
qangarnimo marka aan maqalno waxaa isla markiiba sahlan in maskaxdeena ey ku soo dagdagto qof ka weeyn 18sano
NOTE
hadaba qaan gaarnimada suuqa wey ka duwantahey midaan oo waa in uu qofku kaligiisa suuqan wajahoo oo uu kala imaado sadex cadeymood
1: IN UU KALIGIISA TRADE GAREEYO
2: IN UU PASSED GAREEYO ACCOUNT
3: IN UU PAYOUT SAMEEYO QOFKU MARKII UU INTAA SOO WADA MARO WAA UU QAANGAAREY
oo macnaheedu tahey cidna uma baahna
waxaan halkan hambalyo uga diraaya dhamaan bahweeynta burqad forex ac ee suuqa sida isbuuclaha ah lacagaha ugala baxa
Waxaan qeybta hoose ku soo muujin doona shahaada cadeynta in uu maxamad xassan uu suuqa lacag kala baxey taas oo ey cadadeedu dhameeyd $3000 dollar
warqada cadeybta lacag la bixida ama shahaada lacag la bixida maxamad xassan daaud
qaar ka mid ah trade yadii uu qaatey
MAHADSANID
0 Comments