IDENTIFY THE KEY LEVEL
waxaa noo siii socda taxanaheeni aan soo wadney ee noo soo socdey kaas oo uu u jeedkiisu aha
in ey hakani noqoto madal iyo hooy kaas oo ey dadka raba in ey suuqan soo gala ey u noqoto meel ey si weeyn indha ugu kalafurtaan oo ey wax badan ka sii fahmaan inta eysan bilaabin ba suuqa .
sidoo kale waxaa ayada muhiim ah oo u baahan in laxuso mudan aya ah in dadka suuqan soo fahmey ee meelaha dhexdhexadka ah ey ayagana u noqoto note book ey sameysteen oo ey dib ugu soo laaban karaan xiliga ey doonan
HABRAACA DIYAARINTA
1: waxaan ka duuleyney ujeeda cad ee in badan dadka soomalida ah wareerisey in aan yareeyno oo ah in aan ugu qorno luuqadooda hooyo
2: in qofku si nuxur leh uu ugu daalacan karo maqaalka uu rabo
3: kala saaradi iyo kala soo cida dhaman habraaca wax barasha
4: habka kala sareeynta cashirada
intaas waxey ahaayeen ujeeda aan kalaheeyn hab diyaarinta iyo buuxinta habraaca
dhamaan qeybta kore waxa ku xusan aya ah is xasuusn aan rabno in aad mar walba niyada ku heysaan
HADII AAN U SOO LAABANO MOWDUUCENA MANTA
IDENTIFY THE KEY LEVEL
waxaan soo qaadaney basic key level , kas oo aan xooga ku suufo faahfahiney article ladii ugu horeeyey
MANTANA waxaan rabna si qoto dheer in aan isku dul istaagno
ADVANCED KEY LEVEL
ADVANCED KEY LEVEL
kow si aan u cadeyno wax loo yaqaano key level keena waxa wajib ah in an
1: in aan cadeyno wax loo yaqaano DIRECTION OF MARKET
kaas oo aan u soo kala qaadney in uu yahey sadex oo kala aha
wax loo yaqaano
A: UPTREND = fursadiisu waa buy waxa uu sameysta wax loo yaqaano HH, HL
B: DONWTREND = fursadiisu waa sell waxa uu sameysta wax loo yaqaano LL , LH
C: RANGING waa suuq dhinac dhinac u socda waxa uuna sameysta waxana wajib ah in uu dhaco wax loo yaqaano BREAK TWO SIDE
2: in aan soo cadeyno PHASES OF MARKET
shuurada labad ee nalooga baahanyahey aya ah in an soo cadeyno wax loo yaqaano wajiga suuqa ma impulse mise pullback
labadan shuruudood marka aad soo cadeysid waxaa sahlan in aad key level kaaga aqoonsatid
KEY LEVEL(UPTREND)
suuqa uptrend ka marka aad rabtid in aad key level ka aad cadeysid
A: suuqa uptrend ka ee aad rabtid in aad key level saaratid marka koobad soo hubi in uu yahey mid saxan iyo mid kale(means in la ansixiyey)
B: phase kiisana soo ogow
intaas kadib
NOTE
suuqa uptend ah waxaa key level kuu ah HH IYO HL ugu dambeeyey ee lagu ansixiyey
labada meel ee aan fallarta ku fiiqey aya ah labada meel ee kala ah KEY LEVEL ka suuqa uptrend ka ah
oo hadii kan hoose lagu soo laabta waxaa uu noqonaya DOUBLE BOTTOM hadii kan korana lagu soo laabta waxa uu noqonaaya BREAK AND RETEST PATTERN
KEY LEVEL(DOWNTREND)
suuqa downtrend ka marka aad rabtid in aad key level ka aad cadeysid
A: suuqa dontrend ka ee aad rabtid in aad key level saaratid marka koobad soo hubi in uu yahey mid saxan iyo mid kale(means in la ansixiyey)
B: phase kiisana soo ogow
intaas kadib
NOTE
suuqa downtrend ah waxaa key level kuu ah LL IYO LH ugu dambeeyey ee lagu ansixiyey
KEY LEVEL (DOUBLE TOPPE)
0 Comments