BREAK AND RETEST STRATEGY
HOW TO ENTER &EXIT
waxa ugu badan ee loo bahanyahey waa in qofku suuqan gala oo uu la kulmaa natiijooyi kala duwan oo uu dhamantoodba sii wada oga
waxaan soo sharaxney in ey muhiim tahey in qofku sii xisaabiyo qasaaraha iyo faaidada oo ka la kulmi karo hadii uu trade qaato ama uu trade gareeyaba
maadama ey lagama maarmaan tahey mar hadii aad suuqa soo falanqeysid in aad gashid
hadii aad gashidna waa in waxa aad filaneysid uu yahey
sadex midkood \
stop loss
take profet
break even
sbbtas aawadeeda ayan u dhahney waa qasab in qofkastaba uu yaqaano risk managent &risk reward ratio
ENTRY
TYPES OF ENTRY
THERE ARE TWO TYPES OF ENTRY
1: CONSERVATIVE ENTRY
2:AGGRESSIVE ENTRY
strategy walba waxa ey leedahey entry yo ayada u qaas ah oo ey ku dhisantahey strategy yadaasi
anaga waxaan leenahey labo entry marka aan joogno break and retest strategy
1:CONSERVATIVE ENTRY
=CONSERVATIVE ENTRY waa sugida si dulqaad leh loo sugo confarmation badan iyo xaqiijinta dhamaan in suuqu kuu wada waafaqey rules kaagi oo dhan adoogoon ku dagdageynin suuqa
=TYPES OF CONSERVATIVE ENTRY
1: MSS ENTRY (MARKET STRUCTURE SHIFT )
2: BRS ENTRTY(BREAK AND RETEST SHIFT)
1: MSS( market structure shift)
mss ama market structure shift wax kale ma ahan waa entry ga kor nooga muuqda kaas oo aan ku soo sharaxney in lagu magaacaabo break trade line
hadii aan faahfaahino sida uu ku noqdeey mss
waxaad arkeysa in markiisii hore uu suuqu aha mid dowtrend ah high time frame ka
kadib suuqu markii uu ku soo laabto key level keena oo in lugta pullback ta ah ee soo laabaneysa ey tahey mida confirmation ka buuxa na siineysa
lugta pulback ta ah markey key levelkeena ku soo noqoto hadii aan u dagno lower time frame ka waxaad arkeysa ey lugta pulback ta ahii ey sameysaneyso wax loo yaqaano HH IYO HL taas oo marka ey timaado key levelka dib looga soo celin doono
markii dib looso celiyo kadib aya waxa shardi ah
A :IN LA JABIYO (HL) UGU DAMBEEYEY EE LA ANSIXIYEY
B: IN DIB LOOGU SOO LAABTO ISLA (HL )OO RETEST LAGU SOO SAMEEYO
labadan shardi marka aan ka helno ayuu ansax noqonaaya MSS keenu
2: BRS ENTERY
BRS entry waxa uu lamid yahey mss oo waxa ey ku kala duwanyiihin wax yar
wax aan naqaana in aan sida caadiga ah marka uu suuqu ku soo laabto key level aan entry raadsano
lugta soo laabaneysa ee ku soo laabaneysa key levelka aya ah tan aan inta badan ka raadsano conformation ka
oo lugtaas pulback ta ah markey key levelkeena ku soo laabato ayan sugna in suuqu qaado wax loo yaqaano HL AMA LH ugu dambeeyey markaas ayan hadana sugnaa in retest lagu soo sameeyo
NOTE
waxa ey ku kala duwanyihiin MSS IYO BRS waa in marka retest ugu dambeeya la galo in BRS UU RANGING galo
kadibna aan siii sugno in la jabiyo ranging kaas kadibta retest labadad kadib ayan etry ga galna
halka mss uu si toos ah u dhaqaaqo oo aanan la sugin labo retest ama wax la mid ah
2: 2:AGGRESSIVE ENTRY
Aggressive entry need all confirmation and pending order
Pending order:
Buy stop from buy to buy
Sell stop: from sell to sell
Buy limit : from sell to buy
Sell limit : from buy to sell
manta waxaan isla fahaney oo aan isla faahfaahiney entry yadii aan qaadaneyney oo idil
MAHADSANID
0 Comments