Latest Article

6/recent/ticker-posts

HOW TO BECOME A SUCCESSFUL TRADER (2024)

 BREAK AND RETEST STRATEGY

HOW TO BECOME A SUCCESSFUL TRADER 




waxaan ka soo hadalney qeybtan qeybtii ka horeysey qeyb ka mid ah , waxyaabaha qofka ka dhigi kara mid ku guuleysta suuqa 

 oo aan ku soo xusney in qofku dhowr meelood xooga saaro  oo kala aha

= mindset 

= technical

= psychology

 intaan aan kor ku soo xusey iyo qaar kale  ayan ku soo xusney in ey yihiin waxyaabaha qofka u horseedi kara in uu suuqan si fidud guul la taaban karo uga gaaro  mudo kooban gudaheed

  

 Manta waxaan isla sii anba qaadi doona in aan sii wadno oo aan halkaan idiinku xuso waxyaabaha qofka u sababi kara in uu suuqan guul la taaban karo ka gaaro

 1:   KUMA AYANAN AHEYN ANIGU?

2:  KUMA AYAN AHEY ANIGU?

labadan suaal aya ah labada ugu muhiimsan ee hadii aad fahantid  aad ogaaneysid inta guusha kaaga dhiman sida aad ku gaari kartid iyo  meshii aad u mari laheydba

hadii aan soo qaadano midka koobad

1: KUMA AYANAN AHEYN ANIGU?



 suaashan aya ah tan saldhiga u ah dhaaman xalalka oo dhan 

suaashan marka aad is weydiisid waxa soo hoos galaayo dhamaan

A:CIDA AANAN SAAXIBKA LA NOQON KARIN

B: RULES KA AADAN ISTICMAALI KARIN

C: STATEGY YADA AADAN KU SHAQEYSAN KARIN

D: CIDA AADAN LA SHAQEYSAN KARIN

intaan iyo inkabadanba waxey soo hoos galaayaan  suashan an kor ku soo xusney

marka uu qofku u cadaato cida uusan ahey, cida uusan raaci kari ,

 waayo hadii aad isku deydid waxaadan aheyn  ma noqon kartid .

sidaas si lamid ah hadii aad isku deydi cid eydaan isku wado ahey in aad  raacdid ayadana waxa waaye natiijadeedu in eydaan wada socon karin  oo waxa is qabanaayo ayaga iyo ahdaaftaadi

 dhamaan in aad qeexdid wax kasta oo aanan kuu shaqeyneynin ama aadan ahey aya ah guusha ugu weyn ee la raadinaayo

hadaba marka aad soo ogaatid  dhamaan waxa aadan aheyn oo dham ama aanan ku shaqeyneynin oo dhan, waxa xiga aya ah in aad  si fudud ku soo heshid 

: CIDA AAD ADIGU DHAB AHAN TAHEY


2:KUMA AYAAN AHEY ANIGU?



qofku marka uu ogaado cida uu yahey aya ayada waxa soo hoos galaayo

  = CIDA UU SXIB KA LA  NOQON KARO

= WADADA UU GUUSHIISA U MARI KARO

=  RULES KA UU RAACI KARO

= IYO  SIDA UU SUUQAN UGA SHAQEYSAN KARO

intaan markii uu qofku sicad u qeexo oo uu u aqoonsado 

 cida uu waqti galinaayo waxa uu waqti galinaayo sida uu ula dhaqmi laha daily routine kiisa 

 waayo intaan oo si maalinle ah loo joogteeyo aya sameysa  qogka guushiisa, 

 oo hadii aad ogtahey waxa aad maalin walba qabatid  , waxa aad ogaaneysa  waxa aad isbuuc walba qabatid , hadii aad ogaatid waxa aad isbuuc walba qabatid waxa aaad ogaaneysa waxa aad bil walba qabatid .

 intaan ogaanshiyaheedu waxa ey la micno tahey in aad ogtahey  natiijadada sanadlaha ah ee aad heleysid 

waayo  guushada ama guuldaradaadu waaa isku geynta inta aad sameysey  malinkaada , isbuucaga  iyo bishaada


         NOTE 

 hadii aadan ogeyn  cida aad tahey iyo cida aadan aheyn ma ogaan doontid waxa aad noqon kartid iyo waxa aadan noqon karinba 

      NOTE 

 AQRISO MAQAALADA OO DAAWO VIDIO YADA UGU YARAAN  LABO AMA SADEX  MAR SI AAD U FAHANTID NUXURKOODA 


 MAHADSANID


Post a Comment

0 Comments