7 RULE OF ENTRY
BREAK AND RETEST STRATEGY
waxaa waaye taxanaheeni noo soo socdey mudada bisha iyo jajabka aha aya sidaad wada ogtihiinba
waxa uu naga galey qabyo taas ooo ey sbbtu aheyd
in ey nagu soo beegantahey bishiii barakeysneyd ramadaan iyo waliba bishu iskuma jirtee in malmihii 10 ka aha ee ugu dambeeyey ey nasoo food saarey taas aya aheyd sbbta ugu badneyd ee uu qabyada nooga galey bashruuceni
hadaba hada waxaan si toos ah u bilaaabi doona dhaman howlii qabyada naga galay oo dhan hadii rabi idmo insha alah
7:RULE OF ENTRY
1:DIRECTION OF MARKET
waa in qofku soo cadeeya jigha suuqa
oo kala ah
UPTREND fursad buy ah
DOWNTREND fursad sell ah
RANGING break two side\
waxaan taxanaheeni qeybihiisi hore ku soo qaadaney in suuqu jihadiisu u kala baxdo sadexdan oo kala ah {uptrend downtrend ranging }oo aan soo qaadaneyey soona fahfaahiney mid walba iyo qeybihiisaba
A:UPTEREND
uptrend fursadiiisu waa buy micnaheedu waxa ey ka dhigantahey suuqa uprend ka fursad sell ah marna lagama raadin karo
B: DOWNTREND
downtrend fursadiisu waa sell macnaheedu waxa ey ka dhigantahey in aanan laga raadin karin suuuq downtrend ah fursad buy even hadii aad ka raadisidna ey tahey mid adiga qatar kugu ah maada inta ugu badan aad ku qasaari kartid
C: RANGING
ranging suuqan ranging kaah asaga waxaan ka sugnaaba waa break two side oo ah in labada dhinac mid kood uu u jabsado buy hadii uu u jabsado fursad buy ah hadii uu sell u jabsadana fursad sell aha yan ka sii raadsana
macnaha guud suuqa ranging ku jira ma trade gareeyno
2: KEY LEVEL
rule ka laabad ee loo baahanyahey aya ah in aad soo heshid key levelkaagi si aad u cadeysid ama u calamadsatid suuqa meelaha laga celin karo
KEY LEVEL k aya waxaan asaga ku soo fahfaahiney qeybihii dhaxe ee taxanaheena noo nocda
3:PHASES OF MARKET
rule ka sadexaad ee loo bahanyahey asaga in aad soo cadeysid aya ah suuqa wajiga uu ku jiro
TYPES OF PHASES OF MARKET
ayan u soo kala qaadney labo oo kala aha
A: IMPULSE = DHAQAAQ
B: PULBACK = DISCOUNT
labadan waji ayan u soo kala qaadney waxaana soo sheegney in suuqa gabi ahaantiisaba uu ka koobanyahey labadan sheey kaliya impulse iyo pulback
oo aan mid wlba iyo shaqada uu noo qabanaayo iyo qaabka aan u adeegsaneyno aan ku soo sharaxney qeybihii dhaxe ee taxanaheena
4: PATTERN
rule ka afraad aya waxa uu noqnaaya in aad soo cadeysid pattern ka aad markaas ka trade gareyneysid ama aad suuqa ka aqoonsatey oo aad rabtid in aad suuqan fursad uga raadsatid
5: ENTRY MSS OR BRS
rule ka shanaad aya noqnaaya in aad soo heshid entry gaagi ma MSS mise BRS waaye
6: REJECTION CANDEL+ENGALVING CANDEL
rule ka shanaad aya noqnaaya in aad isku xirtid wax looo yaqaano rejection iyo engalving in aad soo heshid
si aad ayaga ugu isticmaashid reversal ahan
NOTE
REJECTION IYO ENGALVING DAD AYA STRATEGY YAD DHAN U ISTICMAALA
7:EMA WAA INDICATOR
NAME : MOVING AVRAGE
rule ugu dambeeya oo ah rule todobad aya ah in aad soo heshid wax loo yaqaano
EMA OO AH CAAWIYE
NOTE
7: RULE EE AAN KOR KUSOO XUSNEY AYA NOQONAAYO TODOBADA RULE EE AAN HADII AAN HELNO SUUQAN FURSAD UGA RAADSAN DOONO
AMA AAN ENTRY KU QAADAN DOONO
MAHADSANID
0 Comments