Latest Article

6/recent/ticker-posts

ZONES AND KEYLEVEL? INDICATORS?

 BREAK AND RETST STRATEGY ?(PAR3)

 KEY LEVEL AND ZONSES(INDICATORS)

1: KEY LELEVL?

waa  maxey key level   ?

 key level waxaa loo yaqaana meelaha suuqa laga celinaayo kaas oo noqoneysa mesha uu ka sameysmo   nashqadaha suuqa 

 waana meelaha suuqa laga celinaayo 

 key level aya macnaheedu noqonaya  furaha herka markaas la maraayo 

 hadii aan u fasirno si ka duwan sidaas aya waxey tahey in key levl uu yahey meelaha suuqa laga celinaayo sida support and resentence 

 waxaana si fiican ugu fahmi doona  tusaalayasha qeybta hoose aan ku xusI doono

TUSAALEHA KOOBAD


 

sida tusaalahan nooga muuqata  waxaan aragna suuq kor u socdey oo RETEST KU SOO SAMEEYEY  

HH UU HOREY U SAMEYSTEY 

 waxaan isla garaneyna in hadii suuqu   uu rabo in kor uu u sii socdo in ey waajib tahey in uu sameysto higher  high iyo higher low

hadaba suuqa uptrend ah mesha uu ka sameysanaayo higher low ga aya loo noqoneysa  key level 

 halka suuqa downtrend ka ahna meesha uu ka sameysanaayo  LH LOO noqoneyso KEY LEVEL 

 waxaa jiro meelo kale oo ka sameysmo  key level waxaana ku baran doona cashiradeena soo socda oo ah  pattern niska ama nashqadaha suuqa 

TUSAALAHA LABAAD


SIDA nooga muuqata tusaalaha naga sareeya waxaanaragna in suuqu uu yahey dontrend uuna sameysanaayo lower low iyo lower high sidii aan horey ku soo baraney \

 hadaba suuqu  si uu hoos ugu sii socdo waxa uu u baahanyahey  dad badan oo sell u wada ama donw 

u sii wado 

 sidaas owgeed waxa loo bahanyahey meel  ey ka soo raacan dadka raba in ey hoos u sii wada 

 dadkaas aya isha ku haaya marka suuqa xooga  kor loo soo yara celiyo in ey sii raacan 

mesha ey ka soo raacayan aya ah lower high   waana barta noqoneysa key levelka 


2: ZOZES?

WAA MAXEY ZOON?

 zone aya loo yaqaana calamada loo isticmaalo  si key level loo sarto suuqa  

 ayadoon midkasta la saranin

 calamadaha qaaska ah ee loo adeegsado  key level ka midooda ugu cansan aya waxa loo yaqana zoon

 waxaana ku arki doona tusaalaha soo socda

TUSAALAHA KOOBAD(ZONE)



ZOON AYA LOO YAQAANA CAMADAN AFAR  GEESKA AH  EE KOR NOOGA MUUQATA WAANA TAN AAN U ADEEGSAN DOONO IN AAN  SAARANO KEY LEVEL KA AMA AAN KU CALAAMADSANO  MELAHA  KEY LEVEL KA AH



        NOTE 

Waxaa xusid mudan in ey wada socdaan zone iyo key level 

oo ayaga   la isla adeegsado 

ZONE AYA LOO  AH CALAMADA   AAN SAARANEYNO HALKA KEY LEVEL NA UU NOQONAAYO MESHA AAN DHIGANEYNO

SIDA TUSAALAHA HOOSE KU XUSAN


TUSAALE



3:INDICATOR

indicator waa ah caawiyo 

indicator ka aya loo isticmaala si uu kuu cawiyo

  waxaana fiican in aad   xooga ka fahansantahey qaabka loo isticmaalo lkn wax saas u weyn oo uu  muhiimad badan uu leeyahey ma jirto 

wey jiran dad badan oo u isticmaala  in ey suuqan uga shaqeystaan maadama suuqan wax kasta oo aad la timaadid ey kuu shaqeynaayan

 hadaba manta   indicator ka aan halkan ku baraneyno aya loo yaqaana  

 EMA / Moving average

Indicator : waa caawiye Waxaan u isticmaalnaa markaa entry qaadanayno oo joogno timeframe entry Moving avarage ama EMA size waa 14



EMA aya loo yaqaana  xariijintas yar ee ka muuqata chats ka dhaxdiisa

 marka ey suuqa hoos ka marto waxey ka dhigantahey suuqu in uu aadayo uptren 

 marka ey kor ka martana waxey ka dhigantahey in uu suuqu aadayo dontrend 

 markey dhax bartamaha ka martana waxey ka dhigantahey in suuqu uu  ranging galaayo ama uusan jiho cad lahey


 HADABA MANTA WAXAAN QADANEY MID KAMID AH TAXANAAYAASHI  NOO SOCDEY EE AHA 

 BREAK  AND RETST STRATEGY

 MAHADSANID?


Post a Comment

0 Comments