WHY DO 95% OF TRADERS FAIL ?
WAA MAXEY SBBTA EY U QAASARAN TRADERS KA 95% ?
manta waxaan isla qaada dhigi doona waxa inta badan sbbta u ah in 95% ey dadku ku qasaraan suuqan. iyo sida aan uga soo gudbi karno,
= suaashan aya ah tan ugu badan ee qof kasta is weydiinayo
= maxey tahey sbbta aan anigu uga mid noqon waayey kuwa guuleysta
HADII aan ku dabaqno aniga safarkeygi from fomo to profitable trade waxa uu aha safar qaatey mudoo aad u badan
waxaan bilaabey in aan barto suuqa oo aan basic to advanced soo gaaro aanan fahmo dhamaanm wixii halkaas lagu dhigaayey oo aan ku dabaqo suuqa
mudadi ugu horeysey ee aheyd sadexda biloow waxaan aha mid si joogto ah u guuleysanaayey , maadama aan ku trade gareynaayey demo account
kadib mudadii sadexda bilood aheyd markey dhamaatey ayan account qaatey reall ah kadibna aan furtey account challenge ah
kadib waxaa dhacdey nasiib wanaag in aan dhamaan gubo account nadii oo dhan
mudo markii aan joogey ayan hadana qaatey account isku daba xig xigey ila 14 account ayan gubey
kadib ayan waxaan dareemey in aan quus taaganahey, hareeraha ayan fiiriyey oo aan ula jeedo fursad ah in aan forex ka baxo oo aan shaqo kale raadsado . waxaan ogaadey in eysan jirin irid kale .
INTAAS KADIB WAXAAN GOANSADEY IN AAN DIB ISKUGU LAABTO
SUAALIHI AAN IS WEYDIIYEY WAXAA KAMID AH
1: MAXEY TAHEY ( WHY )SBBTA AAN UGU JIRO SUUQAN AMA U SOO GALEY ?
2:MAXA SBB U AH IN AN MARKASTA QASAARO ?
3: SIDEEN UGU GUDBI KARA ?
suaalahan aan kor ku soo xusney aya aha kuwii ugu horeeyey ee maskaxdeyda sida dagdaga ah ugu soo huleelay ama ugu soo dhacay
1:MAXEY TAHEY ( WHY )SBBTA AAN UGU JIRO SUUQAN AMA U SOO GALEY??
suaashan jawaabteedi ayan isku dayey in aan qoro waxey igu qaadatey 5 bog iyo saacado in aan halkaas suaal jawaab gaaban u soo helo
JAWAAB
sbbta aan ugu jiro suuqan forex ama u soo galey aya ah si aan waalidkeyga noloshooda u badalo ama aan culeyska uga qaado iyo in aan helo xoriyad dhaqaale iyo mid waqtiba,
waana waxa suuqan aan ka heley ama uu isiiyey eebeo ka sokow
waana suaasha ugu muhiimsan ey tahey in aad naftaada weydiisid
2:MAXAA SBB U AH IN AN MARKASTA QASAARO??
SUAASHAN ayanahey tii ugu weyneyd ee xalka u noqtey in aan ka badbaado moojada hirarka dib u dhaca iyo dib u laabashada suuqa
maadama suuqan uu aha mid aad u adag uusana laheyn hubanti cad oo aadan joogto faaido u gaga xisaabtami karin
= markii aan is weydiiyey suaashan aya waxa iiso baxdey in ey yihiin
A: EMOTIONS
B: KALSOONI LA AAN
C:RISK MANAGEMENT LAAN
A: EMOTIONS waa kan ugu xun ee qof ka trader ka ah looga baahanyahey in uu ka gudbo
TYPES OF EMOTIONS
=FOMO
=FEAR
= GREEDY
sadexdan aya ah sadexda ey u kala baxdo emotions ku waana sadexda qofka curyaamineysa safarkiisa suuqa
insha alah ayago oo fahfaahsana waxaan ku sharxi doona cinwanada soo socda
3: SIDEEN UGU GUDBI KARA ?
kadib markii aan soo heley cilada waxaa qasab noqotey in aan raadiyo xalka
waxyaabihii aan ku xaliyey waxaa ka mid aha
A: in aan eebe weyne dib ugu noqdey oo aan weydiistey kaalmo
B: in aan dib u bilaabo in aan isku shaandheey ku sameeyo dhamaan wixii aan graanayey oo dhan
C: in aan bilaabo backtesting+ learning aanan kala goa lahey
D: in aan bilaabo journal
E: in aan bilaabo in aan si kalinimo ah u trade gareeyo
kuwaan iyo kuwa kale oo badan ayan xal u arkey oo aan ku dabaqey saferkeygi iyo hayaankeygi aan ugu guda jirey soo helida wado aan raaco oo aan suuqan uga shaqeysto
guntii iyo gunaandkii waxan raba in aan talo idiin reebo
NOTE
SADEX HAKA MID NOQDAAN HOWL MAALMEEDKAAGA
A: LEARNING
B: BACKTESTING
C: JOURNAL
sadexdan waa sadexda aan aniga aahan cugsanaayo si qofku guul uga gaaro suuqa forex
MAHADSANID
0 Comments