BREAK AND RETST STRATEGY
WHY DO 95% OF TRADERS FAIL (PATR 2)
WAA MAXEY SBBTA EY UGU QASAARAN DADKA INTOODA BADAN SUUQA ?
waxaan qeybtii hore iskula soo qaada dhigney qaar ka mid ah sababaha ey dadka ku jiran suuqa forex ama ku soo biraba ey ugu qaasaran inta badan
1: EXPECTATIONS(FILASHOOYINKIISA)?
sida aan wada ognahey qof kasta oo anaga naga mid ah marka uu wax bilaabayo waxa uu bilaaba asago filanaayo in uu waxa uu bilaabayo uu ka helaayo labo mid kood
natiijo xun iyo natiijo fiican
hadaba sidaas si lamid ah, qofkasta oo forex raba in uu bilaabo waxa uu filanaaya filashooyin asaga u gaar ah
TUSAALE
hadii qofku uu ku soo galo hab marketing ah waxa uu filanaaya dhaman wixii uu ku soo arkey time kii asaga marketing ku keeney
HADII AAN TUSAALE BIXINO
cabdi aya waxa uu yahey trader ku jirey suuqan mudo 10 sano ah
halka uuu xasan uu rabo in uu manta bilaabo cabdi ayuu arkey in uu lacag sameyey nolashiisiina is badashey
markaas ayuu xassan waxa uu ku fikirey in uu raadiyo qof uu ka barto ama meel uu ka barto
asaga oo aaminsan in uu cabdi noloshiisa oo kale uu helaayo bil ama labo ama sanad ila labo sano
lkn xassan ma oga in suuqu uusan sidaas u fududeen
kadib markii uu xassan soo galey aya waxa uu bilaabaya barashadii
markii uu wax barashadii u dhamaato aya suuqa lagu deynaaya
kadib aya waxa dhaceysa in uu xassan suuqii kala kulmo qasaaro is daba joogjooga
hadaba xassan aya halkaas waxa uu arkaaya in uusan suuqani ahey sidii uu u maleynayey oo filashooyinkiisina ey been ahaayen
waana tan sbbta aan u leenahey qofka waxa dila waa filashooyinkiisa ku saleysan marketing ka
2: GREEDY
tiirka laabad ee aan cuskaneyno aya ah hunguri
qofkan waxa uu somarey dhaman marxaladii wax barasho hadey noqoto technicala ama fundamental ahan ba waa uu diyarsanyahey
asga caqabada heysata waxa waaye in uu hungi weeyn yahey oo uusan samir badan lahey
tan waxa sababa dhoor sheey
A: IN UU QOFKAN ISKU DAYO IN UU SHAQO KA DHIGTO SUUQA
B: IN UU RABO IN FAMILY KA KA BIILO SUUQA
TUSAALE
khaalid waa xaasle ka shaqeeya shaqo
khalid waxa uu bilaabey forex waxa uuna ka soo gaarey heer fiican
khalid aya waxa ku xariira family iyo xaas , hasa ahaate shaqada uu khalid ka shaqeeyo ma ahan mid mid ku filan howl maalmeedkiisa
khalid aya waxa uu isku qaciyey in uu biilka family suuqan ka soo saari karo
khalid aya waxa uu goaansadey in uu bishan suuqan lacag ka sameeyo
khalid aya waxa isla markiiba ku soo dagdageysa in uu suuqi fursado ka raadiyo asagu abuuro fursado been ah lkn ula muuqda run
kadib aya waxa dhaceysa in uu ku qasaro khalid suuqi
halka sida saxda ah ey aheyd in khaalid uu waqti siiyo naftiisa
maadama anan suuqan looga tashan karin faaido joogto ah
eyna waajib tahey in aad sugtid inta suuqu furdad kaaga abuurayo halka aad adiga ka abuuuri lahey
SBBTA ugu weyn aya ah in khaliid iyo time qasaaro ey isku dayayan in ey wax aanan jirin suuqan keena taas oo ah hoyga halaaga
qeybtan halkan ayan uga baxeyna la socoto patrt 3
MAHADSANID
0 Comments