ENTERMADIATE ( INTRODUCTION)
= sida aan wada ognaheyba waxaa noo soo socdey hayan aan halkan ka bilowney kaas oo u jeedkiisu aha in aan si taxane ah aan ugu soo gudbiyo oo aan ka soo bilowney basic oo ah aas aas ka suuqa oo aan ka diyaariney ila iyo 7 maqaal oo is xig xiga
hadaba qeybtan waxaan uga hadli doona (ENTERMADIATE ) level kan aya qofka marka uu soo gaarayo aya waxey ka dhigantahey dhaman wixii information ee basic ah in uu dusha ka haayo
CINWAANKAN QEYBTIISA KOOBAD AYAN UGA HADLI DOONA WAX LOO YAQAAN
1: Impulse and correction
=Impulse waa dhaqaaqa suuqa aya loo yaqaana impulse ama move ka suuqa
=Impulse waa trend ka aan lacagta ka sameyno oo macnaheedu waa in marka uu impulse dhaco aan lacagtaas impulse ga racno sidaasna lacag uga sameyno
impulse aya loo yaqaana dhaqaaqa cad ee nocan oo kale ah ee lacagtu si xoogan ugu dhaqaaqdo hal jiho oo cayiman
= correction
Correction waa rafasho
Correction waa suuq sell iyo buy ay is le egyihiin
Si aan suuqa fursad uga helno waxaan ubaahanahy correction
oo marka uu dhaco correction aya waxa noo xiga wax loo yaqaan impulse oo aan qeybta kore ku soo sharaxney in uu yahey kan aan lacagta ka sameyno
2: Trend line
Trend line: waa tusiyaha ku tusunaya suuqa jihada uu kusuganyahay
Trend line waxa uu noo qabtaa in uu noo cadeeyo wajiga suuqa ma impulse misa correcton waxakale uu sheegaaa jihada suuqa
= Shuruudaha trend line
1: aqoonso wajiga suuqa impulse ama correction
2:kasaar trend line wick ama boda meesha uu ka furmayo
3: hel labo taabasho iyo wax kabad si loo aqbalo trend line
HADABA LABADAN AYA AH LABADA SHEY EE UGU HOREEYA EE LOO BAAHANYAHEY IN UU QOFKU YAQAANO LOO ISTICMAALO meesha laga helo iyo waxa ey u taaganyihiiin
qofkuu markuu fahmo basics suuqa
shaqada lkabaad ee u taala waa in uu fahama qaabka loo kala adeegsanaayo camaaladaha iyo sida ey u kala muhiimsanyiiin
waxaana ka mid ah calamadahas calamamada loo adeegsado trade line ka tan Text loo isticmaalo tan correction ka lafgu samaadeeyo iyo kuwa zoons ka ama support iyo resistance loo isticmaalo
iyo kuwo kale oo kuwaas lamid ahba
level kan ayan lagu barta waxyaabaha la isticmaalo magacyadoo iyo fahan kooban aya laga qaata
intaas waxaan uga baxney levelka ENTERMADIATE KA ah
waxaana u gudbi doona advanced taxanihii noo socdey
hadii aan hal iyo labo ka sii taatabano waxaayaabaha aan advancedka ku xusi doona waxa ka mid noqon doono wax loo yaqaano pattern oo ah nashqad ama naqshad oo ka mid ah waxyaabaha suuqa dhaqaajiya waayo waxa jirto in uu suuqa sameeyo wixii uu horey u soo sameeyey
iyo hadey noqoto basic structure kii suuqa sida in suuqu yahey ama sameysto wax loo yaqaano uptrend iyo dontrend aiyo correction oo ah sadexda waji ee suuqu u kala baxo
intaas waxaa raaci doono in aan labo mar advanced ka mari doono
mid waxaan ku baran doona wax loo yaqaano
break and retest strategy iyo ict oo ah labada strategy ee aan aanigu suuqan uga shaqeysto ama uga soo shaqeysteyba
yaanan ka hor dhicine insha alah meeshooda ayan ugu tagi doona
MAHADSANID
0 Comments