BREAK AND RETEST STRATEGY (PART 2)
1= MARKET STRUCTURE ?
market structure waa qaab dhismeedka suuqa
2:TYPES OF MARKET STRUCURE
= UPTREND fursad buy ah
=DONWTREND fursad sell ah
=RANGING wax fursad ah malahan
A= UPTREN?
uptrend waa suuq kor u socda ama marka uu suuqu korkor u socdo aya loo yaqaana uptrend
waaxa uuna sameysta wax loo yaqaano
higher high iyo higher low oo macno ahan noqoneysa sareeyey sareeye iypo hooseye hooseye
loona soo gaabiyo (HH HL )
oo aan mid kasta aan ku sharxi doono tusaalayasha soo socda ee hoos nooga muuqan doona
=UPTREND
suuqa uptrend ka ah ya waxa uu yahey mid kor kor u socda
waxaana uuna sameysta HIGHER HIGH IYO HIGHER LOW (HH HL)
Suuqu marka uu sameysto higher high oo macnaheedu yahey sareeye sareeye aya waxaa wajib ah in uu sameysto hadana higher high kale
sareeye sareeye marka uu sameysto aya waxa waajib ah suuqu si uu u sii socdo si uu suuqu u sii socdo in suuqa hoos loo soo celiyo si uu u sameysto higher low kaas oo marka uu sameysto suuqu uu hadana sameysto higher high
suuqa uptrend ah aya ku dhisma dhismaha noocan ah
markasta waxaa uu sameysta higher high / higher low mid kasta midka kale wuu ka sareeya ila inta uu iska badaalayo suuqu sisdaas ayuu ku soconaya
B: DOWNTREND
SUUQA DOWNTREN KA AYA AH SUUQ HOOS U SOCDA
fursada laga raadioyo suuqa downtren ka ah waa fursad sell ah kaliya
Waana suuq hoos u foorara kalana hooseya hoos hoosna u socda
suuqan waxa uu sameysta wax loo yaqaano lower low lower high oo macnaheedu yahey sooseye hooseye hooseye sareeyey
Waxaana loo soo gabiya (LL LH ) sida tusaalayasha soo socda nooga muuqan doonta
TUSAALE
suuqa downtrend ka ah sida aan kor ku soo xuneyba waa suuq hoos u socda sameystana wax loo yaqaano lower low iyo lowetr high
suuqa kow waxa uu sameysta lower low ama hooseye hooseye kadibna waxa uu u baahanyahey suuqu in uu sii socdo oo qolaada sell u wadaayi waxa ey u baahantahey in ey hesho time xoogan ama fara badan oo hoos ula sii wada kadib aya waxa loo so celiya xooga yar kor si ey dad badan fursad ey ugu helaan
halkaa sare ey time ka cusub ka soo raacan aya waxa ka sameysmaaya wax loo yaqaano lower high ama sareeye hooseye
hadaba labadan eynu kor ku soo baraney oo kala ah
UPTREND IYO DOWNTREND aya ah labada laga ganacsado oo laga trade gareeyo waxaa jira mid sadexaad oo loo yaqano
C: CONSILIDATION AMA RANGING MARKET?
SUUQA ranging ah ama consolidation ka ah aya waxa uu yahey suuq aanan korna iyo hoos midna u soconin
0 Comments