Latest Article

6/recent/ticker-posts

WHAT IS FOREX/ SIDE LOOGA FAAIDEYSTA FOREX( mowduuceni koobad , qeybtiisi labad)

 1: SIDE LOOGA FAAIDEYSTA  SUUQA FOREX?

                                                                                      

sifudud hadan isku deyno in aan u sharaxno
waxaad soo iibsaneysa lacag qiimaheedu joogo meel hoose kadib lacagtaas markey tagto meel sarana waad iska sii iibineysa
hadii aan si kale u dhigana
TUSAALE AHAN \
waxaad rabteyu in aad gaari cusub soo gadatid . hadaba markii aad shirkadii tagtey ayey kuu sheegen in gawiiradan mid ka mid ah uu yahey qiimihiisu $2000USD kadib ayad ku qanacdey waadna gadatey , markii ey mudo ka soo wareegatey aya waxaad maqashey in isla gaarigii aad ka soo bixisey qiimaha aha $2000 USD uu maanta maraayo qiimihiisu ama gaarey $3000USD
kadib gaarigi ayad iska iibisey qiima dhan $3000USD
hadaba halkaas waxaa ku jira faaido dhan $1000 USD oo aad ka sameysey kala badalka labada gaari
hadaba isla tabtaas ayey u shaqeysa forex oo labo lacagood oo kala duwan ayad isku sarifeysa si lamid ah sidii aan kor ku soo xusey oo kale

2: FAAIDOOYINKA SUUQA FOREX ?
=24HR OPEN
=LACAG YAR BAAD KU BILAABI KARTA
=WAXAAD HELEYSA XORIYAD DHAQAALE HADAD AQOONTA BARATID
=MA JIRTO CID KAA SAREYSO OO KU AMREYSA
=FREE LIFE BAAD NOQONEYSA

hadaba intaan aan xaga sare ku soo xusey waa qeeyb yar oo aan ka soo qaatey faaidooyinka uuu suuqan u leeyahey nolosheena
aniga ahaana waaa halka aan nolosheyda tan faamilkeeyga iyo tan dhamaan inta igu harereysan oo dhan aan ka maareeyo noloshooda
waana halka kaliya eee aan anigu aaminsanahey in qof dhalinyaro ah ey noloshiisa wax ka badaleyso waxana cadeeyn kuugu filan in aan manta nahey kuwa ugu sareeya ee qiimo ku dara qofka jooga hoygan ama nagu soo biira
3: YAA SAAMEYN KU LEH SUUQAN FOREX?

= dowladaha
= bangiyada dhexe
= hey adaha dhaqaalaha aduunka
=tujaarta ama taajirinta
=khabiirada saadaaliyayaasha
=tafaariqleyda

kuwaan aan halkaan kore aan ku soo xusney aya ah kuwa suuqan maamula misna dhaqaajiya
kuwaan aya sababa goaamiya suuqan in hoos lageynaayo oo lacagta dal hebel in qiimaheeda hoos loo dhigaayo ama kor loo qaadayo
anaguna kuwan ayan ka mid nahey oo aan qeeeyb ka nahey

4: LACAGAHA FOREX LOOGA SHAQEYSTO?

= USD lacagta dalka mareykanka
=EUR lacagta dadalaka yurub
=GBP lacagta dalka ingriska
= CAD lacagta dalka canada
=JPY
=AUD
=NZD
=NZD
=CHF
lacagahan aan kor ku soo xuney aya ah kuwa ugu waaweyn ee suuqan looga ganacsado ayagoo loo dhax maraayo nidaamkii aan soo sheegney shaley
TUSAALE AHAN
manta oo ey taariqdui tahey 27/02 /2024 waxaan isku sarifey labo lacagood oo kala ah
= USD GBP sida sawirka hoose idinka muuqata taas oo aan ka sameeyey lacag dhan $ 450
OO U DHIGANTA 1% MARKA LAQIIMEYNAAYO LACAGAHA IYO XEERARKA U YAALA


5:SABABAHA LOO DORTEY LACAGAN CAYIMAN ?

=dhaqaalahooda oo xasiloon
=tochnology oo hormarsan
=siyaasada lacagahoosa oo dagan
intaan aya ah sababaha ugu waaweyn ee sida qaaska ah loogu doortey lacagahan cayiman maadama ey dadalkan aan lacagahooda kor ku soo xuney ey yiin kuwa dadalka hogaamiya xaga dhaqaale ahan iyo technology ahan
TUSAALE AHAN dalka mareykanka waa kan ugu weyn marka laga hadlaayo dhaqale iyo technology ahanba dunida ey u daba fariisato waa dalka ey lacagtriisu maamusho lacaga kale ee suuqan looga shaqeysto iyo dhaman caalamkoo dhanba
aniga iyo adiga iyo cid kasta oo dunidan saaran wey taqaana dollar waxa uu yahey iyo waxa uu gooyaba


6:QEYBAHA LACAGAHA ?

waxaan u kala qaadi doona ila iyo sadex qeybood oo waaweyn

= MAJOR oo ah lacagta ey la socoto lacagta mareykanka ee DOLLAR ama USD
= CROSS oo ah laca kasta oo uusan la soconin DOLLAR AMA USD
= EXOTIC
NOTE
hadaba ogsoonow lacaguhu waxey isku raacraan labo labo waxaana loogu yeera PAIRS

TUSAALE AHAN
GBPUSD / EURUSD , GBPCAD , NZD USD

hadaba saaxibayal haan waaxa aan ku ekeyneyna MOWDUUHII AAN U KU FAAHFAAHINEYNEY FOREX IYO MESHEY KA TIMID SIDA EY U SHAQEYSO
QEEYBTA WAXAAN UGA HADLI DOONA MOWDUUC AAD XASAASI U AH QOF KASTA UU U BAAHANYAHEY IN UU AAD U FAHANSANAADO
\
\
MAHADSANID


Post a Comment

0 Comments