soo dhawada saxibayal manta waxaan raba in aan halkan ku fahfaahiyo suaal ad in badan
mankiina aad uga guuxeysey
aadna in badan ka searching gareyseen google youtube ka iyo meelo badan oo bara bulshada kamid ah
kadib markii aan ka soo gudubney marxaladii dhalinyaronimada waxaan u soo anba baxney mar xalad cusub oo ah in aan dareeney in la joogo xiligii aan masuuliyad qaadi lahey
kadib dareen kaas nagu dhashey waxa uu sababey in aan fursado raadino
hadaba fursadihii aan raadineyney aya waxey noqdeen kuwo maxada lagala labo wado oo kala duwan
1: WADADA KOOBAD
waa wadadii ey soo mareen dadkii naga horeey oo ah in badeecad to badeeco ama wax la taaban karo aad ka shaqeysatid sida dukan ama ganacsi kuu furan oo lagaga baahanyahey in aad har iyo habeenba aad dul taagnaatid si aad faaido ugala soo baxdid
wadada koobad wax sharaxad oo aad u badan kama bixin doono maadama
aanan wadada eysan aheyn mida aan anagu raacney intiina dhimana raaci doonto
2: WADADA LABAAD
waa wax loo yaqaano ( ONLINE MARKET )
oo ah suuqyo u shaqeeya hab casri oo uu qofku ku dhax ganacsanaayo xaafadiisa iyo goobo aanan u cayimnen maadama uu qofku uusan meelna u soo shaqo tageynin
taas badalkeediina uu xaafadiisa ku shaqeysanaayo
HADABA markii ey soo ifbaxen suuqyadan online ka
waxey la soo muuqdeen wajiyo kala duwan iyo midabo kala duwan iyo qaaabab kala duwan
waxeyna noqdeen meesha kaliya ee uu qofku si fudud uga shaqeysan karo
suuqyadaas sida online ah u shaqeeya aad ayey u fara badanyiiin waxaana ka mid ah
1: FOREX
2: DIGITAL MARKETING
3: BLOGING
IYO KUWO KALE OO BADAN
hadaba maanta waxeyno halkaan iskula qaada dhigi doona
qodob keena koobad oo ah
1: WAA MAXEY FOREX?( INTRODUCTION)
(IS FOREIGN EXCHANGE )
oo macnaheedu yahey isku saxirfka lacagaha qalad
FOREX COMES FROM
FOR = FOREING
EX = EXCHANGE
LABADA EREY OO LA ISKU GEEYEY EYEY AYEY KA TIMAADEY EREY BIXINTA LOO YAQAANO FOREX
HADII AAN SI QOTO DHEER GUDAHA UGU SII DEGNO WAXEY NOQONEYSA
= forex waa isku badalaka labo lacagood oo kala duwan sida shilin soomali oo lagu sarifey lacagta dalka mareyka ee ah usd
ama
EUR / USD
2: TARIIQDA EY SOO MARTEY?
Waxey soo martey taariiqda suuqan sarifka lacaga qalaad ee layirahdo forex tariiq dheer ila mudana soo taxneyd heerar kala duwana soo martey
waxaana ugu waaweyn oo aan ka soo qaadan karna
A: BADEECO TO BADEECO
oo uu macnaheedu yahey in markii koobad ey ka soo bilaabatey in badeecooyin la iskugu badalo
ayado la iskugu imaanayo goob weyn sida barxad iyo xerooyin waaweyn oo loogo tala galey
= TUSALE AHAN
ALI iyo AHMED aya wax kala iibsanaaya
ninka ali ah waxa uu wata ari halka ahmed na wato bur
cali aya siina arigiisa qaar ka mid ah markaas ayuu ahmed na siinaya bur u dhigma inta uu ARIGA ahmed siyey
B :SHILLIN TO LACCAG WARQAD
nidaamkan waxa aad u isticmaali jirey dadkii noola qarnigi hada dhamadey iyo wali waxa isticmaala wadama laga isticmaalo lacagta birta ah sida wadama dariska nala ah kenya iyo etobia
nidaamkan waa in shillimad lagu madasho warqad u dhiganta qiimaha shilimadka ah
C: DIGITAL
nidaamkan aya ah midka hada uu suuqu ku shaqeeyo oo ah in si digital ah wax loo kala sarifo
adigo adeegsanaya nidaamyada loo yaqaano brokers
kuwaas uoo kuu sahlaaya in si fudud adigo joogo xaafadada aad kala sariftid lacagaha wadamada waaweyn
sida EUR, GBP , CAD NZD iyo kuwa kale oo badan
waana nidaam aad u hormarsan oo aad u baahantahey kaliya
=XIRFAD
= COMPUTER
=TALEEFAN
waxaan filaaya in maqaalkan ama article kan uu kaa ciwiyey in aa wax badan ka fahantid suuqa forex sida uu u shaqeeyo
halka uu ka yimaadey iyo sida uu hada u socdo iyo sidii aad uga faaideysan laheydba
NOTE
hadaba waxaan halkan si isdaba joog ah ugu soo gudbin doona
dhaaman xirfada aan ku shaqeysto oo ey ugu weyntahey
FOREX
qaasatan strategy yada aan anigu istricmaalo iyo dhaaman system ka aan isticmaalo
ee aan suuqan uga shaqeysto
ha ilaawin in aad gamblel ka furatid si ey kuugu soo dhacan dhaman update aan halka soo galin doono
MAHADSANID
0 Comments