Latest Article

6/recent/ticker-posts

ERAYADA UGU ADEEGSIGA BADAN FOREX ?EREY BIXINTA SUUQA FOREX

 1:EREY BIXINTA SUUQA FOREX?

marka la joogo suuqa forex waxa ugu horeeya ee qof kasta waajib ku tahey waa in uu yaqaana erey bixinta suuqa hadii uu shiineys yahey ama hadii uu somali yahey ama hadii uu ameerican yaheyba waxaa ku waajib ah in uu yaqaano EREY BIXINTA SUUQA oo ah albaabka laga soo galo suuqa waana    mesha aad ku qasbantahey areyadan oo dhan in aad xifdisid 

 is la arey bixinta ayan u kala qaadi doona  

    = LABADA QEYBOOD ?

A:  BASIC

B: ADVANCED

waxaan soo qaadaneyna qeybta koobad oo aan halkan ku falanqeyn doono 

    oo ah basic  qeybta kala  waxaan kaga hadli doona cinwaanada soo socda


                  =BASIC 

. =AREY BIXINTA SUUQAFOREX?

     

           = BUY _LONG _ BULLISH


sadexdan erey ee aan kor ku soo xuney oo ah  BUY _ LONG_ BULLISH  aya ah kuwa loo isticmaalo marka aad rabtid in aad tilmaamtid  suuq kor u socda  oo uu  qiimuhu joogo meel hooSe misane la rabo in la maalgashto oo la geeeyo meel sare 

 WAXA SOO HOOS GALAAYO  SADEX SHEY OO KALE

waxeyna kala yihiin 

 TAKE PROFET oo looso gaabiyo (TP)  

STOP LOSS  oo looso qaabiyo (SL ) 

ENTRY 

    hadaba hadeynu u laabano calamada sare ee sawirka  ka muuqa aya loo  yaqaana calamada BUY 

taas oo   cadeyn u ah in aad suuqa rabtid in aad  kor u raacdid misane aad aaminsantahey in  lageynaayo kor adigo ku  saleynaayo aqoontaada

 =SELL_ SHORT _BEARISH




sadexdan erey ee aan kor ku soo xuney oo ah  SELL_ SHORT_ BEARISH  aya ah kuwa loo isticmaalo marka aad rabtid in aad tilmaamtid  suuq HOOS u socda  oo uu  qiimuhu joogo meel SARE misane la rabo in la iska iibiyo  oo la geeeyo meel  hoose

 WAXA SOO HOOS GALAAYO  SADEX SHEY OO KALE

waxeyna kala yihiin 

 TAKE PROFET oo looso gaabiyo (TP)  

STOP LOSS  oo looso qaabiyo (SL ) 

ENTRY 

    hadaba hadeynu u laabano calamada sare ee sawirka  ka muuqa aya loo  yaqaana calamada SELL 

taas oo   cadeyn u ah in aad suuqa rabtid in aad  hoos u raacdid misane aad aaminsantahey in  lageynaayo hoos adigo ku  saleynaayo aqoontaada


  2: BASE CURRENCY   AND QOUTE CURRENCY?


sidii aan cinwankii kan ka horeeyey aan ku soo sheegneyba  lacaga waxey isku raac raacan labo labo 

 waxaana la isku yiraahda  PAIRS 
 lacagta hore waxaa loo yaqaana  BASE CURRENCY 
 halka tan dambana  loo yaqaano  QUOTE CURRENCY 
       
TASAALE AHAN 

 EURUSD     macnaheedu waxey ka dhigantahey 
  LACAGTA EUR   oo lagu sarifey USD 
  dhawaqooduna waxa uu noqonaaya
 
 EURUSD  OO WAA LA IS KU QABANAYA MARKA LAGU DHAWAAQAAYO


 3:       ENTRY STOP LOSS TAKE PROFET?



 sadexdan arey aya ah kuwo si maalin le ah loo isticamalo qof bilow ah iyo qof advanced ahba 
 cid kasto suuqa soo gashana ey qasab ku tahey in ey isticmaasho 
 kuwani waa kuwo aanan waligood kaa hareynin
 marka hadaba meel ku sii qoro

   =STOP LOSS (SL)  ayan  u naaqaan  qeybta casaan oo ah qeybta goaamineysa qasaraha  
 tusale  aha  hadii aan suuqa galo oo aan u galo BUY  oo uu suuqu aado SELL oo uu soo dhax galo qeeybta casaanka ah ee an u naqaano   STOP LOSS    isla marka uu saas u soo dhax galo aya qasaaro  igu bilaabanaayo   hadii uu ka dhax baxo waxan  halkaas ku eg qasaarihii ii socdey taas owgeed aya lagu qeexa soomali ahan ama macnawi ahanba 

  QASAARO JOOJIYE

 STOP LOSS(SL) MEANS ( QASAARO JOOJIYE)

TAKE PROFET(TP) aya u taagan qeybta  cagaaran  taas oo goaamineysa in ta meesha aad faaidada ka qaadaneyso iyo inta ey la egta hey
  
 TUSAALE AHAN
 hadii aan suuq u galo sell misa uu aado dhankaan rabey oo uu aado qeybta cagaaran ee caaalamada aan kor ku  soo xusney  aya  waxaa toos la iigu bilaabi doona   faaido   
 hadii uu ka dhax baxo qeybta cagaaran macnaheedu waa in aan ka  qaatey faaideyda oo  ku ekaaneyso meesha aan calamada  TP KU EKEEYEY

 ENTRY aya uyaa u taagan meesha  laga gaalaayo suuqa 
   waana meesha u dhaxeysa ( STOP LOSS TAKE PROFET)    wana meesha uusan suuqu ku nagaanin markaad gashid waa in uu mid uun aado sl ama TP
             

FOLLOW  ME 

                      MAHADSANID 

Post a Comment

0 Comments